Kuuriyadda Waqooyi oo Xoriyadoodii u Soo Celisay Arday Maraykan ah oo Hore Loogu Xukumay 15 Sano oo Xadhig ah Kadib Markuu Xatooyo Ku Kacay
New York 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa sheegay in Masuuliyiinta kuuriyada woqooyi ay sii daayeen Ardey ameerikaan ah oo hore ay ugu xukuntey shan iyo toban Sanadood oo xadhig ah ka dib markii tuugnimo lagu soo eedeeyey. Warbaahinta maraykankuna waxay sheegeen in Ardeygani uu haatan u soo ambabaxay dhinaca dalkiisa…
