Boqoradda Britain oo Booqday Dhisme Ku Gubtay London oo Dad badani ku dhinteen, Si Qiiro lehna uga hadashay SAWIRO
London 17. June 2017 (SDN/QJ):- Boqoradda dalka Britain, ayaa Booqatay Dadkii ka badbaaday Dab Toddobaadkii hore ka kacay dhisme dheer oo ku yaal Galbeedka magaalada London ee xarunta waddanka UK, kaas oo ay ku dhinteen Dad Konton ruux ka badan, sida uu Boolisku xaqiijiyey. Boqorad Elizabeth II oo la kulantay Dadkii ay dhibaatadu soo gaadhay…
