Dubai Oo Soo Saartay Adeeg Cusub Oo Ay Dadku Ku Dhoofi Karaan Teleefanadooda Gacanta Oo Aan Looga Baahnayn Aqoonsi Ah !
Dubai 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka guud ahaan waxay ku hawlantahay gaar ahaan Xukuumada Dubai sidii ay Dadka musaafiriinta ah ee ku nool Dalkaasi ay ugu fududayn lahayd safarkooda xilliga ay ku sugan yihiin gegida diyaaradaha ee Dubai. Waxanay arrintaasi u adeegsataa Tiknoolajiyad casri ah oo qofka musaafirka ahi uu kaga maarmayo inuu gacanta…
