Mujaahid Boobe Yuusuf oo Xukuumadda Ku Canaantay in ay Hagratay Ictiraafkii Somaliland Isla Markaana Dhaliil u Soo Jeediyey Siyaasiyiinta Qurbaha uga Timaamada Xilalka Qaranka DAAWO
Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si aada u durey siyaasiyiinta qurba-joogta ah ee inta badan xilalka u soo doonata dalka Somaliland, waxaana uu sheegay in raga Somaliland u yimaada ka qeyb-galka siyaasadda aanay intooda badani ahayn dad aqoon ahaan iyo karti ahaan ba u dhisan oo wax badan ka tari…
