Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Lagu Wareejiyey Dokumentiyo Muhiim Ah
Muqdisho 12. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka Iskaashiga Caalamiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda. Agaasinka Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeyb aheyd howlaha Wasaaradda Qorsheynta intii u dhexeysay 2014-2017, hayeeshee mudadaasi kahor waxaa loo tirinayay…
