Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Awaamiir adag oo Ilaalinta Nidaamka Dawladnimo Faray Xubnaha Golaha Wasiiradda Iyo Gaadiidka Dawlada oo Laga Mamnuucay Nombarka Shacabka
Hargaysa 10. June 2017 (SDN/QJ):-Shir aan caadi ahayn oo ay golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland maanta oo ay taariikhdu ahayd 10/06/2017 ay yeesheen shir gudoominayeyna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagaga hadlay arrimo dhawra oo ay ka mid ahaayeen sidii loo ilaalin lahaa hantida qaranka, madaama oo ay masuul walba ka saaran tahay…
