Hawlgalkii Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha oo Maanta Si Rasmi ah uga soo Dhamaatay Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer & Labada Gobol ee ugu Danbeeya ee Kaadh Qaadashada Lagu soo Khatimayo DAAWO
Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta si rasmi ah uga soo Idlaatay Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer hawlgalka qaadashada kaadhka Codbixiyaha oo si xidhiidh ah u socday 22 Cisho ah. Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa noqon doona Labada gobol ee ugu danbeeya ee lagu soo khatimi doono Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha doorashooyinka Somaliland waxayna ku Mudaysan…
