Ciidanka Dab Demiska oo Kormeer Xog ogaal u Noqosho ah ku Tegay Dekedda Magaaladda Berbera si ay Macluumaad Sugan uga Keenaan Koonteenaro Dab ku dhex qabsaday Dekeda Berbera
Berbera 01. July 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Ciidanka Dab-demiska Qaranka oo ay hogaaminayaan Taliye Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili iyo Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaasi iyo xubno ka tirsan saraakiisha Ciidanka Dab-demiska Qaranka ayaa Kormeer Taakuleyn iyo Kaalmayn ka Geystay Koontiidharo Dab Qabsaday Dekedda Berbera Gudaheeda,kadib markii Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Maayorka Caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo Hogaanka…
