Amiirka Cusub ee Qatar Xukumi doona oo Ku Sugan Riyaad iyo Xiisadda oo kacsan DAAWO
Riyadh 30. July 2017 (SDN/QJ):- Xiisada gobolka khaliijka ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda cirka isku sii dhareerto waxana ay u dhowdahay nuu iska horimaad hor lehi ka bilaabmo halkaasi. https://www.youtube.com/watch?v=eM1wWiPs9Mg
