Boqortooyada Sucuudiga oo Shaacisay inay Ka Baaraan Degayso Jawaabaha Laga bixin doono Kadib Diidmada Qatar ee Qodobadii Shuruuda ay uga dhigeen inay Fuliyaan
Riyadh 05. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Sucuudiga Mr Caadil Jubayl, Ayaa Ku Dhawaaqay In Si Fiiro Dheer Leh Looga Baaraan Dagayo Jawaabaha Laga Bixin Doono Hadii Ay Xukuumada Qatar Diido In Ay Ku Dhaqanto Qodobadii Hore Loogu Soo Bandhigay Oo Ay Kamid Yihiin In Ay Joojiso Faro Galinta Ay Ku Hayso…
