‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Yidhi Soomaali Wey isu Tegaysaa+ Hadii aad Tidhaahdaan Alle kama Yeelee Somalia ayaan is raacaynaa Anigu Idin Raaci maayo,Hargaysa,Berbera,Burco Iyo Laascaanood oo Xamar laga Xukumo degenaan maayo halkan ee Waan ka Haajirayaa’’ Dardaarankii Cigaal DAAWO
Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo ka hadlayay Munaasibada Maalintii Calan saarka Goboladii Koonfureed ee 1- July oo xalay lagu qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Cigaal uu sii Sheegay inay Somaliya is raaci doonto. ‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal Raysal Wasaarihii Hore ee…
