Masar: Saddex Wiilal Oo Walaalo Ah Oo Haweenay Ku Dilay Baakidh Sigaar Ah !
Riyadh 27. July 2017 (SDN/QJ):- Falalka aadka u foosha xun ee ka dhex taagan bulshada ku dhaqan Dalka Masar ayaa ah kuwa aan loo adkaysan Karin, iyadoo Dalkaasi ay ka dhacaan falal aad u fool xun oo ka baxsan aadminnimada waxaana suurto gal ah in qof uu noloshiisa ku waayo waxaan macno lahayn. Saddex Nin…
