Shacabka reer Ceerigaabo oo soo Dhaweyn aan Kala Hadh Lahayn ku Qaabilay Murrashax Muuse Biixi Cabdi SAWIRO/DAAWO
Ceerigaabo 14. August 2017 (SDN/QJ):-Shacabweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa si aan kala hadh lahayn u soo dhaweeyey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ku maraya gobollada bariga, gaar ahaan Sool iyo Sanaag oo ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixiyayaasha Somaliland….
