Muuse Biixi Oo Kaftan Siyaasadeed Ku Karbaashay Wasiirro Iyo Xildhibaano Waftigiisa Ka Mida Si Gaar Ahna U Bar-tilmaameedsaday Qabo, Obama Iyo Cali Guray, Muxuuse Ka Yidhi Maxamuud Xaashi Iyo Calli Mareexaan?
Oog 13. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa mid mid kaftan duur-xul ah ugu hurgufay siyaasiyiin iyo wasiirro ka mid ahaa Waftiga Xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ee socodka ku maraya Gobolada Bari ee Somaliland wakhti ay cagtooda safarkaasi mid ka mid ah ku…
