Hadii aad Doonayso Ilme Maskaxdiisu Dhisan Tahay Talooyinkan u Raac Koritaanka Ilmahaaga
Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xilliga ugu badan ee maskaxda ilmuhu kortaa waa Afarta sano ee ugu horreeya cimrigiisa. Marka la is barbar dhigo koritaanka maskaxda ee 4 sano ee u horreeya iyo inta ay maskaxdu korto inta hadhay ee nolosha qofka waxa ay khuabrada caafimaadku caddeeyeen in Afartaa sano ay korto boqolkiiba 50, boqolkiiba…
