Dalka Qudha ee aan Dayn iyo Maalgelin Midna u Baahnayn ee Ku yaala Qaarada Yurub!!
Roma 29. August 2017 (SDN/QJ):-Dalka Talyaniga waxa ku dhex yaalla laba dal oo iskood u madax banaan. Midkood waa Jamhuuriyadda San Marino waa dawlad la aqoonsan yahay oo ku taalla buuraha abinia ee dalka Talyaniga , dhulka ay degan tahay qiyaas ahaa wuxu dhan yahay 61 km, caasimada dalkuna waa magaalada San marino. Dadka ku…
