Murashaxa Xisbiga Waddani oo Gool Weyn ka dhaliyey Xukuumadda oo Dhabarka u Jeedisay Khilaafka Golaha Wakiiladda DAAWO
Hargaysa 26. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ku guulaystay khilaaf sumcad xumo u soo jiiday Somaliland oo ka dhashay doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Wakiiladda ee 7dii bishan qabsoontay oo natiijadeeda lagu murmay ka dib markii sida la xaqiijiyey la isdabo-mariyey labadii natiijo…
