Dawlada Ingiriiska oo Balan ku qaaday inay Diyaarinayso 60 Goob Jooge oo la socon doona Qaabka ay u dhacdo Doorashada Madaxtooyada Somaliland & Tirada Dadkii isu diiwaangeliyey Codbixinta Doorashadda oo uu Sheegay!
London 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay u kormeeraan doorashadaas November la qorsheeyay inay qabsoonto. Sidaas waxa ku dhawaaqay wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqo sooranka Rory Stewart oo toddobaadkan Baarlamaanka Ingiriiska…
