Tuunisiya oo u Fasaxday Haweenka inay Guursan Karaan Ragga aan Muslimiinta aheyn!!
Tunis 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Tunuusiya ayaa meesha ka saartay sharci dumarka u diidayay in ay guursadaan ragga aan Muslimiinta ahayn. Arrintan ayaa timid bil ka dib markii madaxweyne Beji Caid Essebsi uu ku baaqay in meesha laga saaro sharcigaas. Hadalkaas ayuu ku soo daray khudbaddii uu ka jeediyay maalinta qaran ee dumarka dalkiisa….
