Waddaad aaminsan Diinta Buudhiiska oo u dhashay Dalka Myanmar oo Qirtay inuu Nolosha Ku Gubay Muslimiinta Rohinga iyo Sababta ku Keliftay
Myanmar 18. September 2017 (SDN/QJ):- Wadaad aaminsan diinta Buudhiiska oo u dhashay dalka Miyanmaar ayaa qirtay in uu ka qaybgalay xasuuqa bani’aadamnimada ka baxsan ee lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ka soo jeeda qawmiyadda Rohinja ee dalkaas iyo gubista tuulayaashooda, isaga oo intaas ku daray in booliiska dalka laftiisuna ka caawinayey falalkan foosha xun….
