Nuxurka Go’aan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Somalia kaga Joojiyey Codayntii Shirkii Guud ee Qaramada Midoobay & Sababaha ay Codkeeda Ku weyday
Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika, ayaa helay qoraal uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Dr. Antonio Guteres, codaynta shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda New york uu kaga hor istaagayo Soomaliya iyo saddex wadan oo kale. Qoraalka uu xogyaha guud qoray oo ku taariikhaysan 7 September, wuxuu u diray madaxweynaha…
