Boqorka Waddanka Sucuudiga oo Booqasho ku Tegaya Dalka Ruushka
Riyadh 03. October 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdilcasiis ayaa lagu wadaa inuu khamiista socdaal ku tago dalka Ruushka, sidaasina waxa sheegay La taliye ka tirsan aqalka Kirimiliinka ee looga taliyo dalka Ruushka. Wakaaladda Wararka dalka Ruushka ee INTER-TAAS ayaa waxa ay sheegtay socdaalka Boqorka sucuudigu uu ku tegayo dalka Ruushka shanta…
