Xukuumada Talyaaniga oo Dalkeeda ka Saaraysa Safiirkii Kuuriyada Waqooyi u Fadhiyey Roma & Sababaha ay Go’aankan u qaateen
Roma 02. October 2017 (SDN/QJ):- Dalka talyaaniga ayaa Safiirka kuuriyada waqooyi ku war geliyey inuu isaga baxo dalka, tallaabadan oo ka dhalatay Tijaabooyinka dhinaca Gantaalaha ee kuuriyada waqooyi samaysay. Wasiirka arimaha dibadda dalka Talyaaniga Anjiliino Al-faaro ayaa sheegay in dalkiisu go’aansaday in safiirka kuuriyada waqooyi uu ka baxo dalka. Sida la ogyahay dalka Talyaanigu waxa…
