Madaxweynayaasha Turkiga Iyo Ruushka oo Heshiis ka Gaadhay Colaada Gaamurtay ee Suuriya
Ankara 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka aag ka caagan xasaradaha oo laga hirgelinayo gobolka muhiimka ah ee Idlib ee waqooyiga Suuriya. Hadafka arrintani ay madaxdani ku sheegeen ayaa ah sidii loo dhameyn lahaa dagaalka sokeeye ee Suuriya. Kadib marki…
