Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedaan Wasiirada Iyo Wasiir Ku Xigeenada Uu Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Magacaabey AKHRISO
Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa 14-kii Bishan aynu ku Jirno waxa uu ku dhawaaqay Dhismaha Xukuuumadiisa. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta…
