“Al-shabaab Markii Culays Kaga Yimi Muqdisho Waxay U Soo Talaabeen Puntland……” Madaxweyne Farmaajo

Garoowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen sida uu hadalka u dhigay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ka ah duqeymaha cirka. ‘’Dhibta Al-shabaab ay ku hayaan Koonfur meel walba wuu yaalaa, hadda waxaa ay bilaabeen markii ay…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo Hakiyey Gaadiidka Shacabka ee isaga Gudbi Jiray Somaliland Iyo Punt Land!!

Garoowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay magaaladda garoowe ayaa sheegay in Puntland ay hakisay nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka Somaliland, islamarkaana aysan jiri doonin gaadiid hadda kadib ka gudbidoono Puntland una gudbidoona Somaliland. Waxa uu sheegay tilaabadaan inay Puntland  kaga jawaabayso daandaansiga maamulka Somali-land…

Read More

Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland oo Wacad ku Maray inuu Baadhis Xoogan qaadi doono DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Axmed Yuusuf Dirir Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah xilkii ugala Wareegay Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka oo uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Si Xeel dheer uga waramay Siyaabaha loola dagaalami karo Musuq maasuqa oo ah aafo…

Read More

‘’Waxaa Jirta Gaadiid dawladu lahayd oo lala Baxsaday Qaar Waxaanu ku Wareejinay Hay’adihii lahaa,Qaar Booliska ayaa Gacanta Ku hayaa Laakiin Lix Baabuur ayaa Maqan’’ Hanti dhawrihii Guud ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire oo Maanta xilkii ku Wareejiyey Hanti dhawraha Cusub ee Qaranka ayaa Sheegay in Gaadiid ay leedahay dawladu lala baxsaday Kuwaas oo qaarkood ay dib ugu wareejiyeen hay’adihii dawlada ee lahaa halka ay ciidankuna dhawr gaadhi gacanta ku hayaan Waxaanu intaas ku daray inay Maqan…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland oo Sheegay in Somaliland aanay u Dulqaadan Doonin Farogelin lagu Sameeyo Xudduudkeeda DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta ka hadlay Dagaalkii ka dhacay deegaanka Tuko raq ee Gobolka Sool Waxaanu eedayn balaadhan Ciidamadda Maamul goboleedka Somaliyeed ee Punt Land . Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Waax uu sheegay in Ciidamadda Qaranka Somaliland iyagoo gudanaya Waajibaadka saaran ay gaadheen Deegaanka Tuko-raq…

Read More

Suldaanka Guud Ee Beesha Awdal Oo Ka Hadlay Dagaalkii TUKARAQ Iyo Gardarrada Soomaaliya DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Gobolka AWDAL ee Somaliland Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil, ayaa si adag uga hadlay Faro-gelin qaawan oo Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedka Puntland oo is-bahaysanayaa ku hayaan Somaliland. Suldaan Saleebaan wuxuu ka hadlay Dagaal Maanta ka dhacay Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo Ciidammada Qaranku ka qabsadeen Ciidamo…

Read More

Baadhitaanka ku socda Madaxweyne Trump oo Marxalad Cusub oo Xasaasi ah galaya!!

Washington 09. January 2018 (SDN/QJ):-Sharciyaqaanada ama Qareenada Madaxweynaha Maraykanka ayaa wadahadal la leh baareyaasha doonaya inay su’aalo waydiiyaan Madaxweynaha, arrintaas oo qayb ka ah baaritaanka ay waddo waaxda Caddaaladda. Saraakiil ka tirsan aqalka cad ayaa Wargeyska Washington Post u sheegay inay macquul tahay in Robert Mueller oo baaritaanka wada uu su’aalo waydiiyo Madaxweynaha maalmaha soo…

Read More

Madaxweynaha Iiraan oo ku Baaqay in La Qaado Xayiraadda Baraha Bulshad!!

Tehran 09. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa sheegay in dhamaan mas’uuliyiinta la dhaleeceyn karo, isago sidoo kale sheegay in dibadbaxayaasha Iran ay ka careysan yihiin arrimo ka badan dhaqaala xumada ay ka cabanayaan. Rouhani ayaa wuxuu ku baaqay in la qaado xayiraadda lagu soo rogay baraha bulshada. Dibadbaxyada oo bilowday muddo ku dhow laba…

Read More

Qaabkii ay Saaka ula wareegeen Ciidamadda Somaliland Kastamka Deegaanka Tuko raq oo Fadhiisin u ahaa Ciidan taabacsan Punt land DAAWO

Tuko-raq 08. January 2018 (SDN/QJ):-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Maanta Weerar ku qaaday Deegaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool oo ay ku sugnaayeen Ciidamo Taabacsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land isla markaana u ahayd Goob Kastan Cashuureed,Waxaana Wakhtigan deegaankaasi ku sugan Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

Read More

” Waqti Yar Ayay Nagu Qaadaneysaa In Aan Garoowe Qabsanno” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Dowlada Soomaaliya Eedeyn Culus u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha xisbiga mucaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga hadlay dagaalka haatan kala dhaxeeya Puntland isaga oo ku goodiyay in ay waqti ku qaadaneyn in ay qabsadaan magalaada Garoowe ee maamulka Puntland. Isaga oo waramayay Eeyal TV waxa uu sheegay sid auu hadalka uu u dhigay in dagaalkaas…

Read More

Taliska Ciidamda Puntland oo Cadeeyaay In Awood Kula Wareegen Ciidamada Qaranka Somaliland Deegano ay Hore U Joogeen

Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidamada Maamulka  Puntland Jen, Jimcaale Jaamac Takar ayaa ka hadlay dagaal dhexmaray Ciidamada Jamuuriyada  Somaliland iyo Kuwa Maamulka Puntland , kaas oo ay Ciidamda Somaliland ku qabsadeen deegaanada Tukaraq iyo Fadhadhyaale oo ay horey u joogeen ciidamada Maamulka Puntland. Taliyaha ayaa sheegay in waxa dhacay ay ahayd dagaal qorsheysan oo ay…

Read More

Ciidamadda Somaliland oo la Wareegay Deegaanka Tuko-raq Isla Markaana Baacsaday Ciidanka Punt land iyo Khasaaraha Dagaal ee ka Dhashay DAAWO

Laascaanood 08. January 2018 (SDN/QJ):-Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Waxay saaka gaadheen Deegaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool Waxaanu Halkaasi Dagaal Saacado Socday uu ku dhex maray Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka Punt land. Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa gebi ahaanba la wareegay Deegaankaasi oo ay hore uga arrimin Jireen Maamulka Punt land,Maamulka Gobolka Sool ayaa Sheegay…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal ka Dhacay Deegaanka Tukoraq ee Gobolka Sool oo u Dhexeeya Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka Punt Land DAAWO

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Mudane:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada ka jirta xadka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee dalka Somaliya .

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhammaysteen safar shaqo oo laba maalmood qaatay , kaas oo ay ku tageen dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiirada arrimaha dibedda Dr. Sacad Cali Shire, Waxbarashada  iyo Sayniska Md….

Read More

Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Kulankii Jaaliyadda Reer Somaliland ee ku Dhaqan Dalka Jabuuti SAWIRO/DAAWO

Jabuuti 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayo, ayaa kulan ballaadhan la qaatay jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa ka hor intii aanay halkaas kasoo ambo bixin waxa ay habeenkii xalay kulan is-xog-waraysi ah…

Read More

Maamulada Somaliland iyo Puntland oo si adag uga hadlay dagaalkii saakay dhax maray

Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Waxaa saakay dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland ka dhaceen deegaano hoos taga Sool, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa la sheegay in uu saakay aroor hore qarxay kadib markii ciidamo aad u hubeesan oo katirsan  Somaliland weerar kedis ah ku…

Read More

Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Ka Warramay Hab-dhaqankii Silaanyo Iyo Dareenka Madaxweyne Biixi Ee Garsoorka

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL Md Aadan X Cali Axmed ayaa ka warramay dareenka Madaxweyne Muuse Biixi ee Garsoorka iyo hab-dhaqankii Madaxweynihii hore, Guddoomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in nidaam cusub oo casri ah dhawaan lagu soo kordhinayo Maxkamadaha, isla markaana uu heerka dakhliga ee ka soo xerooda Maxkamaduhu uu…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe

Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay garoonka diyaaradaha Garoowe oo loogu magac-daray Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe. Munaasabada Furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin faro badan oo ka kala socday dowlada federalka iyo dowlad goboleedyada dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…

Read More