Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Tijaabisay Qalabkii Diiwaangelinta Shaqaalaha SAWIRO

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Guddida Xafiiska shaqaalaha dawladda oo dhawaan dalka ka bilaabaya Mashruuca  Tirinta, Tayeynta iyo Diwaangelinta dib u habaynta  iyo madax taabashadda ee shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa maanta Xafiiskooda ku soo bandhigay Qalabka Casriga ee lagu sugi doono shaqaalaha Rasmiga ee…

Read More

Farmaajo Oo La Sheegay Inuu Maanta Socdaal Ku Tagayo Deegaan Ku Dhow Badhan, Siyaasi Reer Sanaag Ah Oo Hargeysa Farriin Uga Diray & Dawladda Oo Isha Ku Haysa

Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) oo Shalay booqasho ku tagay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa la sheegay inay Maanta ahaan Safar ku tagayo deegaanno ku dhow Degmada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, halkaasi oo uu Toddobaadkii hore socdaal Faro-gelin siyaasadeed ah ku tagay Wasiirka Qorshaynta…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Ka Qayb-galay Marti-qaad Qalinleydu Ugu Samaysay Hargeysa AKHRI/SAWIRO

Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa xalay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa kaga qayb-galay casho-sharaf ay u sameeyeen bahda qalinleyda iyo hal-abuurka oo uu ahaa xubin ka mid ah, ka hor intii aan loo magacaabin jagada wasiirnimo 14kii Disember 2017ka.   Munaasibaddan waxa ka…

Read More

Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay Maanta Iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen DAAWO/SAWIRO

Jabuuti 07. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Jabuuti. Kulankan oo ahaa mid lagaga wada hadlay xoojinta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal ayaa qaatay saacado, waxaana markii kulanku soo xidhmay saxaafadda…

Read More

Wasiirka Shaqo gelinta & Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadashay Xeerka Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka Gaar ahaan Kufsiga Oo La Ansixiyey + DAAWO

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta Somaliland Marwo Hinda Gaani, ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ku bogaadiyey Ansixinta Xeerka Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga ah, kaasi oo muddo hor-yaallay. Shir-jaraa’id oo Wasiirka Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelintu ku qabatay Xafiiskeeda Hargeysa ka dib markii Mudaneyaasha Golaha Wakiilladu ansixiyeen Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga…

Read More

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeerka Kufsiga Iyo Tacadiyada Dumarka DAAWO

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta ansixiyey Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga ah, kaasi oo muddo hor-yaallay. Fadhigii Golaha Wakiillada ee Maanta ayaa lagu ansixiyey Xeerkaasi sida uu ku dhwaaqay Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax “Golaha waxa fadhiya 51 Xildhibaan, 46 Xildhibaan way ansixiyeen Xeerka Kufsiga iyo Ku Xad-gudubka Jinsiga, laba…

Read More

‘’Anigu Berbera Waan Tagey Indhaha Kamaan Ooyine Qalbigaan Ka Ooyey, Xukuumadda Waxaanu Leenahay, Si Xikmad & Tallaabo-Tallaabo Ah Wax Ha Loo Saxo….” Sheekh Aadan Siiro DAAWO

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbad uu ka jeediyey Masaajidka uu Tujiyo ee Xawaadle ee Magaaladda Hargaysa kaga hadlay Hoggaamintii Nebigeenna Muxamed (CSW), taasi oo uu tilmaamay inay muhiim tahay inay raacaan ama ku daydaan Madaxda Somaliland. Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay…

Read More

Madaxweynaha Jabuuti Oo Si Heer Caalami Ah U Qaabiley Una Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland SAWIRO/DAAWO

Jabuuti  06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer caalami ah, meeqaamkeeduna sareeyo loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, markii ay gaadheen madaarka diyaaraha ee dalkaasi, oo ay ku sugayaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo xubno ka mida golihiisa wasiiradu. Markii ay soo cagadhigatay…

Read More

‘’Hantida u Weyn ee aan Haysto Waa Caafimaadka Maskaxda Waxaan ahay Fariid Waxaan ahay Xidig Telefishan iyo Inaan Guulo ka gaadhay Ganacsiga’’ Madaxweyne Donald Trump oo Ka Gubtay Buug laga Qoray!!

Washington 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Donald Trump iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa si adag uga falceliyey buug laga qoray Caafimaadka madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo Suuq weyn ka helay dalka Maraykanka. Mr Tillerson ayaa sheegay in aanu Weligii ka shakiyin Caafimaadka Maskaxeed madaxwayne Trump. Buug laga qoray madaxwayne Trump ayaa lagu…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Gaadhay Jabuuti & Soo dhawayn diiran oo uu Kala Kulmay Dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

Jabuuti  06. January 2018 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Safarkiisi Kowaad Ku tegay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaana Gegida Diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti ku Qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Booqashadiisii Kowaad Ku imanaya Xarunta Punt land ee Garowe Iyo Suurto galnimada inuu ku Soo Xadgudbo Somaliland Soona gaadho Gobolka Sanaag!!

Muqdisho 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dawladda tamarta daran ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu soo gaadho magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo hadda laga dareemayo qaban qaabada soo dhawayntiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu dhulka Puntlnd ku sugnaan doono afar maalmood, waxaana jira warar tilmaamaya suurtogalnimada inuu booqasho ku tago deegaano ka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Safarkiisii Kowaad Ugu Baxay Maanta Dalka Jabuuti Oo Uu Marti-qaad Rasmi Ah Ka Helay Madaxweynuhu SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi ah, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport, salaan sharafna ka qaatay cutub ka mida ciidamada. Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah…

Read More

Madaxweyne, Adigoo Xaqiijinaya Danta Dadka Iyo Dalka Waxaan Ku Soo Jeedinayaa Inaad Wax Ka Qabato Shantan Qodob !!

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi  marka hore waxaan leeyahay Allaah ha kula qabto xilka ummadu kuu dooratay ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland, mar labaadka Mudane Madaxweyne waxaan kuu soo jeedinayaa talo-gudbin Muwaadin-nimo oo xambaarsan toosinta adeegyada Xukuumadda uga masuulka tahay shacabka iyo talo-gudbin Badhasaabyada dalka si ay horumar maamul ku samayn…

Read More

Maayarka Berbera Mr Cidin oo Daadifeeyay Digreeto uu Madaxweyne Muuse Biixi ka soo Saaray Dhulka Raadsiga ee Magaalo Xeebeedka Berbera Luuqad adagna Kula Hadlay Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Berbera 04. January 2018 (SDN/QJ):-Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Waxa uu Maayirka Magaaladda Berbera uu si adag ugu Jawaabay Hadal shalay ka Soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dhulka iyo Guryayta oo ku amray Maayirada Magaalooyinka dalku in dhulka ay u hayaan danta guud ay…

Read More

Waa Ayo Sadexda Wasiir ee Raysal Wasaaraha Somalia uu Ku Bedelay Sadex Wasiir oo uu Xilal Muhiim ah ka qaaday? iyo Halka ay Dhalasho ahaan ka soo Jeedaan!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):- Laba wasiir waxay horey xilal uga soo qabteen dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, balse midka saddexaad waa nin ku cusub siyaasadda oo ganacsade ah. Halkan ka akhriso taariikhdooda oo kooban: Axmed Ciise Cawad: Waa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Maraykanka. Wuxuu wax ku bartay Canada. Ka hor intii uusan noqon…

Read More

‘’Waxaan Ku Faraxsan Ahay In Aanan Dheg U Dhigin Madaxda Iyo Dadka Damcay In Ay Igu Qalqaaliyaan In Aan Ku Milmo Arrimo Dawlada Iyo Qabiilo Ka Dhexeeya Oo Aanan Raali Ka Ahayn Sida Ay Wax Ku Wadaan’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somalia!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbedel ku sameeyay golihiisa wasiirrada, wuxuuna xilalka ka qaaday saddex wasiir. Warbixinta ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo uu akhriyay wasiirka warfaafinta waxaa lagu sheegay in xilalka laga qaaday wasiirrada kala ah, Yusuf Garaad (Arrimaha dibadda), Khadra Axmed Ducale (Ganacsiga iyo warshadaha)…

Read More