Gudoomiye Cirro oo Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay inay Ku Fashilantay Wax ka Qabashada Sicir-bararka DAAWO

Hargaysa 28. April 2018 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu si adag uga hadlay Sicir Bararka Aafeeyay Shacabka reer Somaliland isagoo  Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku Eedeeyay in ay Miisaaniyadii kordhisay xili uu Sicir bararku xadhkaha goostay.

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Warbaahinta ugu Baaqay Inay Cashuuraha ku Waajibay u Hagar Baxaan!!

Hargaysa December 25, 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa Warbaahinta dalka ku boorriyey inay raacaan xeerarka dalka u yaalla isla markaana iska bixiyaan cashuuraha ku waajibay ganacsigooda. Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ay faafisay maanta  Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, oo uu ku saxeexnaa Wasiirka…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Go’aamiyey in la Gubo Buuga Sooyaal ee uu qoray Wasiir Guri-barwaaqo DAAWO

Hargaysa 22. December 2018 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida ayaa Gudi Shirgudoonku u saaray inay ka soo Talo bixiyaan Buuga Sooyaal ee uu qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax Guribarwaaqo oo ay Dacwad qoraal ah iyo Mid afeedba ka Gudbiyeen Qaar ka mid ah Haweenka Somaliland oo sheegay in lagu…

Read More