Badi salaadiinta beesha Arab oo diiday kulan Muuse Biixi ugu yeedhay
Maanta magaalada Hargeysa waxa ka dhacay kulan ay yeesheen madaxda dhaqanka ee beesha Arab iyo madaxweynaha Somaliland, kaas oo uu dalbaday Muuse Biixi. Badi madaxda dhaqanka ee sida rasmiga ah ugu talisa beesha ayaa ka cudur daartay in ay tagaan madaxtooyada Somaliland, kadib Muuse Biixi oo shantii sanno ee uu xilka hayay aan hore ula…
