Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay maanta soosaartay warbixinteedii Afar Biloodlaha ah ee 2022

Hargeysa (QJ) – Maanta oo bishu tahay 1/06/2022, Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay soo saartay warbixinteedii afarbiloodlaha ahayd ee laxidhiidhay arrimaha xuquuqal insaanka. Warbixintan oo ka mid ah warbixinaha ay Xaruntu soo saarto waxa ku xusan xadhigyo sharci daro ah oo dalka ka dhacay intii u dhaxaysay January ilaa May ee sanadkan 2022. Xaruntu waxay diiwaan galisay…

Read More

Musharax Cirro: Mudaharaadyadu wey dhacayaan, ciidamaduna sharciga ha ogolaadaan

Hargeysa (QJ) – Caasimadda Somaliland ee Hargeysa waxaa ka socda abaabulka banaan bax weyn ay dhigayaan taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ee Wadani iyo UCID, kuwaa oo ka soo horjeeda carqaladeynta nidaamka doorashada Madaxweynaha. Musharaxa Xisbiga Waddani ee xilka Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in ay qabanayaan banaan bax nabadeed oo ay ku muujinayaan…

Read More

Kulmiye oo xunbihiisa kala baxaya Guddida doorashooyinka

Hargeysa (QJ) – Guddoomiyihii hore ee guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyoraac ayaa xubinimada gudiga iska casilay, tilaabada ayaa qeyb ka ah qorshaha xukuumada Muuse Biixi ee mijo xaabinta hanaanka doorashooyinka Somaliland. Arrintan ayaa ay xukuumadu uga gol leedahay in caalamka loo muujiyo in khilaaf soo kala dhexgalay xubnaha guddiga Doorashooyinka Somaliland. Guddoomiyihii hore ee guddiga Doorashooyinka…

Read More