Aarre Saleebaan Cawleed oo in Madaxweyne Geele dhaliilay lagu eedeeyay
Gabiley (QJ) – Waxa maanta maxkamad ku taal magaalada Gabiley la horgeeyay muwaadin reer Jabuuti ah oo halkaa ku xirnaa eedo uu u jeediyay madaxweynaha Jabuuti. Aarre Saleebaan Cawleed ayaa lagu soo eedeeyay in loo haysto in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti isagoo ku sugan gudaha Somaliland. Warqadda Eedda ee maxkamada la horgeeyay ayaa lagu sheegay in…
