Xildhibaan Indho-indho oo ay baafinayso maxkamadi
Hargeysa. 3 August, 2022. (QJ)- Maxkamadda Gobolka Sool ee Somaliland ayaa soo saartay warqad ay warbaahinta ku socodsiisay oo lagu baafinayo xildhibaanka caanka ah ee Cabdiqaadir Indhoindho oo ka tirsan Golaha Guurtida ee Somaliland, kaas oo muddo bil ah maxkamaddu u qabatay in uu ku hor yimaado Maxkamadda Gobolka Sool. Maxkamadda Gobolkka Sool ayaa sheegtay…
