Maamulka Puntland oo qabtay ajaanib Daacish ka tirsan
Garoowe. 8 August, 2022. (QJ)- Ciidamadda PSF ee maamulka Puntland ayaa soo bandhigay 7 dagaalyahan oo Ajnabi ah, kuwaasoo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalanta qeybo kamid ah deegaanada maamulkaasi. Xubnaha la soo bandhigay oo dhamaantood rag ah ayaa u dhashay Itoobiya, si gaar ah waxey uga soo jeedaan Qowmiyada Oromada, iyadoo xiliga la…
