Ciidamo milatari ah oo la geeyay deegaanka Cadaadlay iyo sababta
Hageysa. 17 August, 2022 (QJ)- Xukuumadda Muuse Biixi ayaa ciidamadii ugu badnaa ee abid la geeyo deegaanka Cadaadlay ku daabushay labadii maalmood ee lasoo dhaafay, kadib xogahii dhanka mucaaradka ee ku aadanaa in shir wada tashi ah lagu qabanayo halkaa. Qurbejoog ayaa xogta ku heshay in laba guuto laga soo raray dhanka galbeed ee Somaliland…
