Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub wada galay iyo waxa uu daaranyahay
Muqdisho. 30 September, 2022. (QJ)- Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiisyo laba geesood ah oo ay isla af garteen arimo dhawr ah. Heshiisyadan ayaa yimi kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Qodobada ay labada dawladood isla qaateen ayaa kala ahaa: 1. In la kobciyo, lana…
