Muuse Biixi oo Oodweyne mar kale ka sheegay in Doorashada Ururada la galayo
Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa mar kale ku celiyay go’aankiisa khilaafka wayn dhaliyay ee ah doorashada ururada siyaasadda oo kasoo horaysa doorashada Madaxtooyada, isagoo ku adkaystay go’aankaas. Muuse Biixi oo shacabka Oodweyne maanta la hadlay ayaa xusay in imika loo diyaar garoobayo doorashada ururada intaas wixii ka danbeeyana uu diyaar u yahay doorashada…
