Dagaalka ganacsi ee ku hoos qarsoon khilaafka Somaliland ka taagan

Hargeysa. 2 September, 2022 (QJ)- Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan waxa ku hoos qarsoon dagaal ganacsi oo u dhexeeya shirkadaha waawayn ee Somaliland iyo ashkhaas aan soo muuqan oo xaga hoose ka hurinaya xiisadda, waana arin caqabad wayn ku ah xal kasta. Shirkadda Dahabshiil ayay ka cabsi qabaan ganacsatada beesha madaxweyne Muuse Biixi iyo…

Read More

Garyaqaanka Guud Ee Somaliland oo kasoo horjeedsaday doorasho isku-sidkan

Hargeysa 1 September, 2022 (QJ)- Garyaqaanka Guud Ee Somaliland ayaa ka hadlay soo jeedintii ganacsatada ee ahayd in labada doorasho hal mar la wada qabto, waa doorashada ururada iyo ta madaxtooyada oo Somaliland khilaaf wayni ka taaganyahay. Cabdisamad Maal ayaa sheegay in aanay arintani macquul ahayn iyadoo doorashada ururadu soo horayso, waa sida uu hadalka…

Read More