Muuse Biixi oo doonaya in uu majare-habaabiyo Beesha Caalamka
Hargeysa. 31 October, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa damacsan qorshe kale oo ballaadhan oo uu doonayo in uu ku majare habaabiyo Beesha Caalamka oo la filayo in todobaadkan ay Somaliland yimaadaan, isagoo ku qaldaya doorashooyin uu balan qaadayo sidii horeba u dhacday. Muuse Biixi ayaa doonaya in uu yidhaahdo labada doorasho Waxaan qabanayaa sanadka danbe…
