Beesha Garxajis oo shirkii Burco iclaamisay
Hargeysa. 16 October, 2022.(QJ)- Salaadiin iyo madax dhaqameed kasoo jeeda beelwaynta Garxajis ayaa maanta Hargeysa kaga dhawaaqay shir ballaadhan oo ay iskugu imanayso beeshu. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah salaadiinta beesha ayaa ku dhawaaqay wakhtiga shirka. Suldaanku wuxuu hore ula socday Wasiir Siciid Sulub balse salaadiinta beesha ayaa ku guulaystay in uu…
