Ciidamada Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen afhayeenkii alShabaab

Muqdisho. 6 October, 2022. (QJ)- Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dileen afhayeenkii kooxda alShabaab Sheekh Cali Dheere. Sida lagu sheegay warka ka soo baxay ciidamadda, Cali Dheere ayaa u geeriyooday dhaawac daran oo Khamiistii 29-ka September ka soo gaadhay dagaal ka dhacay deegaanka Ceel-qooxle, iyadoo dhaawiciisa lagu dabiibayay maalmahan degmada Aadan Yabaal. “Xog muhiim ah oo…

Read More

Beesha Caalamka oo diiday muddo kordhintii xukuumadda Muuse Biixi

Hargeysa. 5 October, 2022. (QJ)- Beesha Caalamka ayaa ka soo hor jeedsatay muddo kordhintii Golaha Guurtida ee Somaliland ay u sameeyeen xukuumadda Muuse Biixi. Beesha Caalamku waxay ku baaqday in muddo kordhinta la waafajiyo mudada ay qabsadeen komishanka doorashooyinka qaranku ee ah 9 bilood oo lagu qabto doorashada madaxtooyada. “Anaga oo daba socona muddo kordhintii ay sameeyeen…

Read More

Somali journalist Ahmed Mohamed Shukur killed while covering security operation

Nairobi, October 3, 2022 — In response to reports that Somali National TV journalist Ahmed Mohamed Shukur was killed in a bomb attack on Friday, September 30, the Committee to Protect Journalists issued the following statement: “Ahmed Mohamed Shukur joins a long list of Somali journalists who have lost their lives while reporting the news,…

Read More

Baarlamanka Maraykanka oo laalaya xeerkii iskaashigii Somaliland

Hargeysa. 4 October, 2022. (QJ)- Aqalka Baarlamanka ee dalka Maraykanka oo ka kooban Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida ama Koongareeska iyo Sennedka ayaa imika bilaabay in uu laalo xeerkii taageerayay iskaashi madax banaan oo dhex mara Somaliland iyo Maraykanka. Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay in dawladda Soomaaliya ay ka shaqaysiisay shirkado badan oo Somaliland kala dagaalama…

Read More

Maxay mucaaradka Somaliland u qaadi waayeen tallaabo culus oo ka dhan ah Muuse Biixi

Hargeysa. 3 October, 2022. (QJ)- Madaxda mucaaradka Somaliland ayaa weli wada wada tashiyo sal ballaadhan oo ay kaga jawaabayaan tallaabooyinka muddo dheerayska ah ee xukuumadda Muuse Biixi naawilayso in ay Somaliland kusii haysato. Dad badan ayaa si waydiinaya maxaa u qarsoon mucaaradka Somaliland ee ay illaa hadda tallaabo culus ugaga jawaabi waayeeen cadaadisyada iyo sharci…

Read More

Mucaaradka Somaliland oo si adag u diiday muddo-kordhinta Muuse Biixi

Hargeysa. 2 October, 2022. (QJ)- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa si adag uga soo hor jeedsaday muddo kordhinta Loo sameeyay xukuumadda Muuse Biixi, iyaga oo ku tilmaamay sharci daro. Labada murashax ee madaxtinimada Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa warbaahinta si kala gaar ah Hargeysa ugala hadlay Axadda maanta, iyadoo caddeeyay in 13 November wixii…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland oo 2-sanno u kordhiyay Muuse Biixi iyaguna 5-sanno kordhistay

Hargeysa. 1 October, 2022. (QJ)- Golaha Guurtida Ee Somaliland ayaa fadhigii ay maanta yeesheen waxay muddo kordhin ugu sameeyeen xukuumadda Madaxweyne Biixi, halka ay iyaguna kordhisteen muddo xileedkooda. Guurtida ayaa muddo laba sanno ah waxay u kordhiyeen Muuse Biixi halka ay iyaguna kordhisteen muddo 5 sanno ah. Doorashada Madaxtooyada Ee Somaliland ayaa dhici doonta bisha…

Read More