Kiisaska argagixisada oo kusoo badanaya gudaha Somaliland
Hargeysa. 26 December, 2022. (QJ)- Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa gudaha Somaliland kusoo badanaya kiisaska argagixisada iyo dadka loo haysto tuhuno la xidhiidha falal argagixiso. Qurbejoog ayaa ogaatay in tobanaan kiis oo ku saabsan argagixiso la keenay maxkamadaha Somaliland agar ahaan gobolka Maroodijeex arintan oo dad badani aanay ka war hayn, balse fadhiyadoodu ay furan yihiin…
