Laftagareen oo difaacay mudada loo kordhiyay

Baydhabo December 20, 2022 (QJ) – -Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu ku ekaa shalay ayaa ka jawaabay diidmo laga muujiyay mudo kororsi loo sameeyay. Madaxweyne Laftagreen ayaa ka jawaabay dhawaaq shalay ka sooyeeray ciidamo la baxay badbaadinta Koonfur Galbeed oo uu sheegtay in aaney aqbali doonin, waxaanu intaa raaciyay in Baarlmaanka maamulkaasi…

Read More

Donald Trump oo dacwad laga gudbiyay

Washington December 20, 2022 (QJ) – Guddiga ay Aqalka Wakiilada Mareykanka u saareen baarida weerarkii 6-dii Janaayo 2021 lagu qaaday xarunta Congress-ka, ayaa Isniintii u gudbiyay dacwad-oogayaasha afar dambi oo lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump. Codsiga uu guddigan u diray Waaxda Cadaaladda ayaa noqonayaa kii u horreyay taariikda ee Congress-ka dalbado in…

Read More

Ururo siyaasadeed dhaliilay Siciid Deni

Garoowe December 19, 2022 (QJ) – Afar ka mid ah ururadii shalay ka horyimi saxeexa heshiiskii laga gaaray khilaafkii doorashooyinka Puntland ayaa manta Xukuumada Madaxweyne Deni ku eedeeyay in ay iska horkeeneyso ururada siyaasada u diiwaangashan. Ururda Shaqaalaha, Dhalinyarada, Horseed iyo Mideeye ayaa war ay manta soo saareen ku sheegtay in dhinacyada arinkani khuseeyo shir isugu…

Read More

Midawga musharixiinta Koonfur Galbeed oo dhaliilay dib uheshiinta

Muqdisho December 18, 2022 (QJ) – Midowga Musharaxiinta xilka madaxweyne ee Koonfur Galbeed oo ku sugan Muqdisho ayaa qaadacay qodobaddii ay isku afgarteen Guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Laftagareen. Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Koonfur Galbeed ayay ku sheegeen in aan wax wadatashi ah laga sameyn in dib loo dhigay shirkii dib u heshiisiinta…

Read More

RW Xamse oo Kacdoon la beegsanaya Musuq- maasuqa

Muqdisho December 18, 2022 (QJ) -Ra’iisul Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa ku dhawaaqay kacdoon lagula dagaalamayo Musuq-maasuqa si sare loogu qaado hufnaanta iyo isla-xisaabtanka. Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumaddiisa dhisi doonto hay’adaha iyo shuruucda ladagaalanka Musuq maasuqa ayna…

Read More

Shabaab oo lagu eedeeyay qafaalasho

Mogadishu December 17, 2022 (QJ) – Afhayeenka ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay bilowday afduubashada qoysaska ciidanka macwuusleyda ee qeybta ka ah gulufka ka dhanka ah kooxdaasi. S/guuto C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in kooxdu ay ka falcelinayaan in qoysaska ay caruurtooda afduubteen in ay hubka qaateen. Dowladda Soomaaliya ayaa hore u…

Read More

Baanka aduunka oo biyogelin ku bixinaya 70 million

Mogadishu December 117, 2022 (QJ) – Baanka aduunka ayaa ansixiyay qorsho 70 million oo dollar oo lagu maaligelinayo biyogaarsiin joogto ah Soomaali ku nool degaanada beeraleyda iyo biyo laantu ka jirto. Mashruucan oo loo yaqaano Barwaaqoayaa la hirgelinya xili degaanada Soomaalida ay ka jirto biyo la’aan baahsan. Mashruuca ayaa adeegisa lagu baahin doona Somaliland, Puntland, Galmudug…

Read More

Ururada Siyaasada oo maanta laga neefiyay

Hargeysa December 15, 2022 (QJ) – Ururada Siyaasada ee dhawaan ay diiwaangelisay Xukuumada mud xileedkeedu dhamaaday ayaa saxaafada manta u sheegay in ay la kulmeen Guddida doorashooyinka Somaliland oo ilaa haatan aan ka hadal doorashooyinka aan sharciga heysan ee ururada. Tobanka urur siyaasadeed ayaa tiroba dhawr jeer dhaliilay guddida doorashooyinka ka dib kolkii ay sheegeen in…

Read More

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay 411 million

Washington December 15, 2022 (QJ) – Dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay gaarsiineyso kaalmo maaliyadeed oo dheeri si looga hortago macaluul baahsan, Hay’ada USAID ayaa $411 million oo dheeri ugu deeqday la tacaalida abaaraha ka jira Soomaaliya sida ay sheegtay madaxa USAID Samantha Power. Samantha ayaa intaa raacisay in dadaalo badan oo la geystay ay…

Read More

Madaxweyne Xasan oo Mareykanka kala hadlay taakulo la siiyo Soomaaliya

Washington December 14, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaleya shirka hogaamiyeyaasha Mareykanka iyo Africa uga socda Washington ayaa kulan gaar ah manta la yeeshay xoghayeyaasha arrimaha dibedda iyo difaaca ee Mareykanka Antony Blinken iyo Lloyd Austin oo shirka ka qeybgaleyay. Kulanka oo ay sidoo kale Goobjoog ku ahaayeen madaxweyneyaasha Jabuuti iyo…

Read More