Muuse oo hirgeliyay diiwaangelinta codbixiyeyaasha
Hargeysa December 11, 2022 (QJ) – Wareeegto uu manta soo saaray Madaxweynaha mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu dhamaaday November ayaa lagu hirgeliyay xeerka diiwaangelinta cod bixiyeyaasha Somaliland. Xeerka ayaa qeexaya in diiwwangelinta la bilaabi doono 28 ka bisha. Diiwaangelinta oo ay aheyd in ay bilaabanto dhawr bilood ka hor ayaaney suurtogelin, ka dib Xukuumada wakhtigeedu dhamaaday…
