Madaxda ATMIS oo Muqdisho ku kulmaya
Muqdisho January 30, 2023 (QJ) -Madaxda dalalka ciidamadoodu ka midka yihiin hawlgalada Africa ee ATMIS ayaa la sheegtay in ay ku soo wehan yihiin Muqdisho si baa la yiri looga arinsado kala bixida ciidamadooda ku sugan Soomaaliya dhamaadka sanadkan soo socda. Sidoo kale dlalkan ayaa la filayaa in ay ka arin sadaan ka qeybqaadashada dagaalada…
