SNA killes over 300 militants in weeks

Mogadisho January 25, 2023 (QJ) -The Minister of Information of the Federal Government of Somalia, Da’ud Aweys, announced in a press conference that over 300 members of Al-Shabaab have been killed in recent operations conducted within the country. The Minister of Information, accompanied by the African Union’s envoy, Souef Mohamed El-Amine, stated that the operations…

Read More

Xamarweyne oo baaritaano laga bilaabay

Muqdisho January 25, 2023 (QJ) -Ciidamada amniga Gobolka Baanaadir ayaa hawlgal amni ka bilaabay xaafadaha Muqdisho. Habeenkii xaly ayay ciidamada iyo madaxda degmooyinka dhaca bartamaha caasimada ka bilaabeen hawlgal ay guri guri ugu baaraayaan, waxaana hawgalka xalay bilowday lagu bartilmaansaday xaafada Xamarweyne. Hawlgalka oo ay qyb kayihiin madaxda degmooyinka bartamaha caasimada ay algu soo qabqabtya…

Read More

Shir Muqdisho uga furmay EAC

Muqdisho January 25, 2023 (QJ) -Shir ay isugu yimaadeen xubnaha urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Africa ee EAC oo looga arinsanayo sidii Soomaaliya urukaa uga mid noqon laheyd ayaa manata Muqdisho laga furay. Shirka oo uu martigeliyay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Abshir Axmed Huruuse ayaa eegaya sidii loo fududeyn lahaa in Soomaaliya si buuxda ay…

Read More

AFRICOM Airstrike targets Al Shabaab

Mogadisho January 24, 2024 (QJ) -A confirmed U.S. airstrikes in the vicinity of the town of Xarardheere in the Mudug region, targeted members of Al-Shabaab. A statement from the US Africom command said that the strikes, conducted at the request of the Somali government, took place near Xarardheere and that two Al-Shabaab members were killed. The…

Read More

ATMIS oo xero ku wareejisay SNA

Muqdisho January 22, 2023 (QJ) – Ciidamada midawga Africa ee ATMIS ayaa manta xero ay magaalada Muqdisho ay ka deganayeen ciidamo ka socda dalka Burundi ku wareejiyay ciidamada Soomaaliya. Qorshaha ciidamada ay xerada ku wareejiyeen ayaa qeyb ka ah hanaanka ciidamada Soomaalidu ay amniga dalka kula wareegayaan Wasiir ku xigeenka Difaaca Cabdinuur Daahir Fiidoow ayaa saxaafada…

Read More

Somalia: Fire ravages Bakara Market

Mogadishu January 22, 2023 (QJ) – A powerful fire broke out in several parts of the Bakaraha Market in the city of Mogadishu, particularly in the areas where gold, silver, copper, and spices are sold, causing significant damage to property. The fire, which lasted for several hours, was brought under control around 1:30am, with the help…

Read More

Kumaa ka danbeeyay xariga Mustafe Martin Yaase Xabsiga ka sii daayay?

  Hargeysa January 22, 2023 (QJ) Waxa dhawaan magaalada Hargeysa lagu xiray dhawr maalmood Mustafe Martin oo booqasho uu fasax u heystay ku tagay Somaliland. Mustafe oo hore u sheegtay madaxweynaha Somaliland, mucaaridnimona lagu yiqiinay ayaa intii ka danbeysay kulan ay Minneapolisku yeesheen Fanaanada Nimco Degan u muuqday in uu isbedel ku yimi mawqifkiisii. Hadaba…

Read More

Speaker Madoobe meets with South West Opposition Candidates

Baidoa January 21, 2023 (QJ) – The Speaker of the Federal Parliament of Somalia, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), met yesterday with representatives of the Southern Federal State Presidential Candidates Union and Southern Federal State Reconciliation Assembly to discuss the ongoing reconciliation conference in Baydhabo. The focus of the meeting was on finding ways to successfully…

Read More

Ciro oo Dhaawicii laascaanood lakulamay Biixi na uga digay colaadaha Laascaanood

Hargeysa January 20, 2023 (QJ) – Musharaxa xilka Madaxweynaha ee xisbiga Waddani ayaa manta cisbitaalka Manhal ee magaalada Hargeysa ku booqday Rooda Cabdikariin Aadan Warsame oo ka mid aheyd dadkii ku waxyeeloobay rabshadihii dhawaanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Musharaxa oouu weheliyay Guddoomiyaha Waddani Xersi Cali ayaa Rooda iyo waalidkeedba uga waramay sida ay uga xun yihiin…

Read More