Mareykanka oo agab ciidan ugu deeqay Soomaaliya
Muqdisho January 08, 2023 (QJ) – Safiirka Mareykanka u fadhiya Muqdisho Larry Andre ayaa dawlada Soomaaliya ku wareejiyay deeq isugu jirta hub, gaadiid, agab caafimaad oo lagu qiyaasay 9 milyan oo dollar. Deeqadan ciidan ayaa lagu wadaa in ay gaarsiiyo maamul goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ee haatan dagaalo kula jira kooxda Al Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir…
