Madaxii ISIS Puntland oo la dilay

January 13, 2023 (QJ) – – Xildhibaannada Somaliland ee ka soo jeeda Gobolada Bariga, oo shir jaraaid ku qabtay manta magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ay Xukuumada Somaliland iyo dadka degaanka Sool kala shaqaynayaan xal u helida qalalasaha Laascaanood, Xildhibaanada ayaa ka horyimi baaq ay dhawaan soo saareen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka oo Somaliland looga…

Read More

Xildhibaanada Sool oo taageeray Somalland

Garoowe January 13, 2023 (QJ) -Ciidanka Ammaanka maamulgoboleedka Puntland ayaa shaaciyay in Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari Abu-Albara Al Amani lagu dilay weerar shalay ka dhacay degaanka Beli-dhidhin. War ka soo baxay taliska Booliiska Puntland ayaa lagu xaqiijiyay dilka hogaamiyahan ka tirsanaa Daacishta Soomaaliya. Abu-Albara ayuu Boliiska Puntland waxa ay sheegeen in ahaa nin…

Read More

Daacish oo weerartay xero ciidan

Bossaso January 12, 2023 (QJ) – Kooxda Daacish ayaa la sheegay in ay xalay iska hor imaad ku dhex maray ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Balidhidin ee gobolka Bari ee Puntland. Weerarkaas ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen labo katirsan Daacish iyo hal askari oo katirsan Puntland. Daacish oo mar hore u qabsatay degaankan…

Read More

Injineero lagu dilay Wooqooyi Bari Kenya

Garisa January (QJ) – Waxa maanta gobolka waqooyi bari ee Kenya ka dhacay qarax miino oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray injineero ku jiray howlgalo kormeer ah. Qaraxa ayaa lal beegsaday gawaari ay wateen shqaalaha kormeerayay waddada tareenka ee isku xiraya dalalka Kenya iyo Itoobiya, oo ku dhaw magaalada Gaarisa. Inta la ogyahay qaraxan…

Read More

Kiinya oo Safaarad ka furaneysa Somaliland

Nairobi January 11, 2023 (QJ) -Wareegto uu manta soo saaray Madaxweynaha Kiinya Wiliam Ruuto ayaa lagu sheegtay in Kenya ay safaarad la furaneyso magaalooyin ay ka mid tahay Hargeysa. Wareegtada Ruto ayaa lagu dhaqangeliyay furida safaardo laga furo Djibouti, Bern, Arusha, Goma, Jakarta, iyo Hargeisa. Ruto ayaa sheegtay in furitanka safaaraahani ay ka dhigan tahay kor…

Read More

Puntland oo xiriirka u jirtay dawlada Dhexe

Garoowe January 09, 2023 (QJ) -madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilahi Deni ayaa manta shaaciyay sababta ay Puntland u sexeexi weydey heshiiskii dhawaan lagu gaaray shirkii wadatashiga maamul goboleedyada iyo dawlada dhexe. Deni ayaa dawlada dhexe ku eedeeyay in ay wiiqeyso nidaamka Federallka ee dawladnimada Soomaaliya isla markaana ay ka shaqeyneyso sidii ay awooda isugu koobi laheyd. Madaxweynaha…

Read More

Wasiirada Maaliyada dawlada dhexe iyo gobolada oo kulmaya

Muqdisho January 09, 2023 (SD) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta dhaqaalaha, hannaanka maaliyadda qaranka, xaaladaha cafinta daymaha, iyo mideynta canshuuraha dalka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cilmi Maxamuud Nuur oo furay shirka ayaa sheegay in ay…

Read More