Uncategorized

Daawo Feysal Cali Waraabe iyo qabyaalada waxa kala heyso

London May 14,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaalka eng Feysal Cali Waraabe oo sheegay halka ay qabyaalada ka soo bilabatay iyo sida looga bixi karo.

Halka hoose ka daawo sida uu guddoomiyaha xisbiga UCID uu sharaxaada uga bixiyo Qabyaalada

Mohamed Omar

The professionals video and photos

http://www.somalimedia.co.uk/

Tel:07572291094

London, UK