Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu baaqday inay u istaagaan xuquuqul insaanka
Muqdisho December 10 (QJ) – – QM ayaa manta oo ku beegneyd maalinta caalemiga ah ee xuquuqda aadanaha Dawlada Soomaaliya ugu baaqday ilaalinta xuquuha aadan ee shacabka khaasatan dadka tiroda badanyahay ee u nugul xadgudubka. “Waxaa nagu soo fool leh oo nagu soo dhow sannad-guuradii 75aad ee Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka (UDHR), oo ah aasaaska adduunka ee…
