Xaakim Abduqawi oo si lama filaan ah isu casilay
Hague (QJ) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa ku dhawaaqday in Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah oo muddo dheer ka tirsanaa Maxkamadda, uu qorsheynayo inuu si iskii ah isaga casilo xilka Garsoorenimo ee ICJ, isagoo si rasmi ah xilka uga tagayo 30-ka September 2025-ka. War saxaafadeed rasmi ah oo ka soo…
